Wikipedia U bood nuxurka Liiska ugu weyn Liiska ugu weyn U wareeji dhinaca liiska qari Gooshitaan Bogga Hore Bortaalka jaaliyada Isbedelada dhow Ku nasiibso bog Caawinaad Bogagga khaaska ah Raadi Raadi Muuqaal Tabarucid Sameeyso akoon Soo gal Qalabkaaga Tabarucid Sameeyso akoon Soo gal Bogga Hore Bogga hore Wadahadal Soomaaliga Akhri Eeg isha Fiiri taariikhda Qalabka Qalabka U wareeji dhinaca liiska qari Tallaabooyin Akhri Eeg isha Fiiri taariikhda Guud Maxaa meeshaan la xiriiro Isbedelada la'xiriira Soo geli fayl Linkiga daaimka ah Macluumad ku saabsan Boggaan soo xigo Hel URL gaaban U beddel falanqeeyaha hore Daabac/dhoofin Abuur buug Soo dejiso sida PDF Nooc la daabicikaro Mashaariicda kale Abstract Wikipedia Wikimedia Commons Wikimedia Foundation MediaWiki Meta-Wiki Wikimedia Outreach Wikisource luuqado badan Wikispecies Wikidata Wikifunctions Wikimania Wiktionary Shay Wikidata Muuqaal U wareeji dhinaca liiska qari Ka Wikipedia Ku soo-dhawoow Wikipedia Insaykalobeedhiya xorta ah ee qofwalbana wax ka bedeli karo Wikipedia Soomaaliga waxaa ku jirta 13,326 maqaal, Hubi gaarista ama habka mobilka Maanta waa Isniin 17 Agoosto 2026 M 3 Rabi' al-awwal 1448 H Bogagga oo dhan oo si alifba ah isugu xiga Boggaga qaaska ah Caawinaad Boggaga oo dhan oo si alifba ah isugu xiga Boggaga qaaska ah Fikrad ka dhiibo Wikipediaha Maqaal cusub qor Ogeysiis Boggag cusub Caawinaad Maqaalka Maanta Cirjeex Cirjeex ama loo yaqaano magacyada kala ah (Cirjiir) ama (Mushtari) waa meeraha 5aad ee ugu dhow qoraxda ayadoo u jirta masaafo dherer dhan 5.2 AU, iyo 318 jeer muga dhulka. Sidoo kale, Cirjeex waa kan ugu weyn meerayaasha Bahda Qoraxdu Midaysay Waa meere neef (gas) ah, oo jawigiisuna ka samaysan yahay isku dhisyo Haydarojiin iyo Hiliyaam, oo tartiib u noqda haydarojiin dareerto ah. Waxaa suurto gal ah in meeruhu lee yahay bu’ is haysata oo dhagax iyo baraf ah.<ref>"dhagax iyo baraf" Jurmiweynidu oo qabo awgeed, Cirjeex wuxuu lee yahay cufisjiidad aad u weyn, wuxuuna soo jiidaa dibdheerooyin (kometer) iyo dhadhaabyo (asteroider) oo isaga ku dul dhaca, haddi kalena dhulka ayey kusoo dhici lahaayeen. (SII AQRI) Maqaallo Xul Ah Wararka Wiki – Dhacdooyinka Hadda iyo Dheeraad... Ma Ogtahay... ... in Boromiin (Sawirka) uu yahay curiye kimiko ah oo astaantiisu tahay (Br) isla markaana tirada atomkiisu tahay 35? ... in boromiintu ay ka tirsan tahay neefaha halogenska ee guruubka 17aad ee Diwaanka Curiye? ... in boromiintu aysan inta badan kaligeed u jirin, balse ay ku jirto isku dhisyo cusbo ah? ... in boromiintu ay la falgasho curiyeyaasha kale sida Aaydhiinta iyo Koloriinta? ... in boromiintu ay si fudud u milanto, taas oo sababta in laga helo tiro badan oo ku jirta biyaha badaha? ... in iskudhisyada boromiinta ee loo yaqaan Boromaaydh loo isticmaalo samaynta walxo ay ka mid yihiin sunta xasharaadka iyo kiimikooyin kale? Wararka Wiki – Dhacdooyinka Hadda iyo Dheeraad... Taariikh Faylasuuf 'Markis waxa uu dhshay 5 may, 1818 waxa uu dhintay 1883 waxa uu ahaa faylasuuf jarmala asalkjiisu waxa uu ahaa yahuudi waxa kale oo uu ahaa saxafi. waa ninka iska leh ama ay katimi argtida maanta loo yaqaano {markasiga} amaba shuucigan maanta layaqaano. waxa uu inbadan mucaarid ku ahaa rasamaaliyada. markes waxa uu ku dhshay magaalada.{Tareer} ee wadanka Jarmalka. waxa la odhankaraa markes waa cidda keentay ama fakertay shuuciyada caalamka maanta laga yaqaano markas waxa uu ahaa nin aad ugu kacsan ama neceb Rasalmaaliyada sanadii 1842 kadib . markii uu maqaalo ku qoray jariirada looyaqaan (rhennsh sietfun) ee kasoo bixi jirtay xiligaas magaalada kolen ee wadanka jarmalka waxa uu kamidnoqday tifaftirayaasha jariiradaas. Waxa uu kadib kahadlay oo uu wax kaqoray xaaladihii ay markaas ku sugnaayeen mujtamicii uu lanoolaa sanadii 1843 ayaa loosheegay in dib ula noqdo midkamida qoraaladiisii uu jariiradaa ku qoray isla markiiba jariiradii waa laburburiyay isna waa loo hanjabay kadib wuu katagay jarmalka waxa paris halkaas ayuu aad ugu dhexgalay mawduucyada falsafada siyaasadda iyo qaarkale oobadan waxa uu laakiin aad ugasoo horjeeday diinaha, oo waxa uu aminsana in diinta iyo nolosha dadku aanay isku galayn,diintuna ay horumarka hortaagantahay,subxaana laah, kaaraal markes waxa uu leeyahay ama loosameeyay taalooyin aad ubadan uu kuyaala wadama badan oo yuruba. (SII AQRI) Maqaal Fiican Wararka Wiki – Dhacdooyinka Hadda iyo Dheeraad... Maalintan Faylasuuf 'Markis waxa uu dhshay 5 may, 1818 waxa uu dhintay 1883 waxa uu ahaa faylasuuf jarmala asalkjiisu waxa uu ahaa yahuudi waxa kale oo uu ahaa saxafi. waa ninka iska leh ama ay katimi argtida maanta loo yaqaano {markasiga} amaba shuucigan maanta layaqaano. waxa uu inbadan mucaarid ku ahaa rasamaaliyada. markes waxa uu ku dhshay magaalada.{Tareer} ee wadanka Jarmalka. waxa la odhankaraa markes waa cidda keentay ama fakertay shuuciyada caalamka maanta laga yaqaano markas waxa uu ahaa nin aad ugu kacsan ama neceb Rasalmaaliyada sanadii 1842 kadib . markii uu maqaalo ku qoray jariirada looyaqaan (rhennsh sietfun) ee kasoo bixi jirtay xiligaas magaalada kolen ee wadanka jarmalka waxa uu kamidnoqday tifaftirayaasha jariiradaas. Waxa uu kadib kahadlay oo uu wax kaqoray xaaladihii ay markaas ku sugnaayeen mujtamicii uu lanoolaa sanadii 1843 ayaa loosheegay in dib ula noqdo midkamida qoraaladiisii uu jariiradaa ku qoray isla markiiba jariiradii waa laburburiyay isna waa loo hanjabay kadib wuu katagay jarmalka waxa paris halkaas ayuu aad ugu dhexgalay mawduucyada falsafada siyaasadda iyo qaarkale oobadan waxa uu laakiin aad ugasoo horjeeday diinaha, oo waxa uu aminsana in diinta iyo nolosha dadku aanay isku galayn,diintuna ay horumarka hortaagantahay,subxaana laah, kaaraal markes waxa uu leeyahay ama loosameeyay taalooyin aad ubadan uu kuyaala wadama badan oo yuruba. (SII AQRI) Maqaal Cusub Wararka Wiki – Dhacdooyinka Hadda iyo Dheeraad... Sawirka Maanta <a rel=\"mw:WikiLink\" href=\"./YouTube\" title=\"YouTube\" class=\"mw-redirect\" id=\"mwBA\">YouTube Xartanta guud</a></b> ."}'> YouTube Xartanta guud . Maanta Oo Kale Taariikhdu Maanta Waa 17 Agoosto 2026 Isuduwaha Waqtiga Caalamiga (UTC) – Hagaaji Bogga Xusuusta dhacdooyinka maanta Xusuusta Dhacdooyinka Maanta : Kuwa ugu muhiimsan Xusuusta dhacdooyinka sanadkaan - Maalmaha sanadkaan oo dhan Qeybaha maqaalada Wikipediaha Cilmiga aanan sayniska ahayn Cilminafsi · Taariikh · Luqadaha · Cilmiga bulshada Siyaasad iyo bulsho Ganacsi · Waxbarasho · Joornaalo · Gaadiidka · Beeraha · Dagaalada · Caafimaadka · Dowladaha Diin Diimaha · Mutolojiyada Hiddo iyo dhaqan Gabayada · Filimaanta · Muusig Saynis Bayoloji · Fiisigis · Kimisteri · Juquraafi · Xisaab · Cilmidayax · Xiddigis Teknooloji Elektaroonig · Internet · Kumbuyuutarada Ciyaaraha iyo madadaalada Teleefishinka · Ciyaaraha Kuwa kale Kalandar · Shaqsiyadaad · Waqti Mashaariicda Bahwadaagta la ah Wikimedia Mashaariicda Bahwadaagta la ah Wikimedia ee qodobkaan raacsan: Wikibooks Buugaag Commons Sawirro Wikinews Warar Wikiquote Oraahaha Wikisource Qoraal Wikiversity Xogaha waxbarashada Wikivoyage Hagaha safarrada Wiktionary Qaamuus Wikidata Liiska caddeymaha Wikispecies Abla-ablayn Luuqadaha kale Wikibidhiya Wikipedia-gan waxaa lagu qoray Af Soomaali. Wikipedia-yada kale ayaa diyaar ah; qaar ka mid ah kuwa ugu waaweyn ayaa hoos ku taxan. 1,000,000+ maqaalo العربية Deutsch Español فارسی Français Italiano Nederlands 日本語 Polski Português Русский Svenska Українська Tiếng Việt 中文 250,000+ maqaalo Bahasa Indonesia Bahasa Melayu Bân-lâm-gú Български Català Čeština Dansk Eesti Ελληνικά Esperanto Euskara עברית Հայերեն 한국어 Magyar Norsk bokmål Română Simple English Slovenčina Srpski Srpskohrvatski Suomi Türkçe Oʻzbekcha 10,000+ maqaalo Soomaaliga پښتو Yorùbá گیلکی Kurdî Gaeilge ChiTumbuka Boarisch Runa Simi Alemannisch Fulfulde Scots سنڌي ChiShona Igbo Kotava Liij Walon Dagbanli Nordfriisk Zazaki Napulitano Volapük Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Bogga_Hore&oldid=303689" Qeybta: Bogga Hore 41 luqadood العربية Български Català Cebuano Čeština Dansk Deutsch English Esperanto Español Eesti Euskara فارسی Suomi Français עברית Hrvatski Magyar Bahasa Indonesia Italiano 日本語 Қазақша 한국어 Lietuvių Bahasa Melayu Nederlands Norsk bokmål Polski Português Română Русский Slovenčina Slovenščina Српски / srpski Svenska Türkçe Українська Tiếng Việt Volapük Winaray 中文 Boggaan waxaa markii ugu danbeesay wax laga badalay 1 Agoosto 2026, marka ee eheed 14:09. Bogga waxaa lagu sameeyay Parsoid. Qoralka waa la heli karaa sida uu qabo Ruqasadda Commons ee hindisidda ee marka loo eego la midka; waxaa soo hoos gali kara qodobo kale. Eeg Shuruudaha adeegsiga ee faahfaahinta. Xeerka Wiki Ku saabsan Wikipedia Masuul la'aan Xiriirrada sharci & badbaado Xeerka Anshaxa Soo saareyaasha Tirakoobyada Bayaanka Kukiyada Nuqul mobil Raadi Raadi Bogga Hore 41 luqadood Hadal ku dar